Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf, ayaa sheegay in ciidanka ammaanku ay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu ka dambeeyey dilal la xiriira aano qabiil oo kadhacay Boosaaso.
HALKAAN KA DHAGEYSO