TOOS U DHAGEYSO:- Muranka Ka Taagan Galmudug Iyo Dibedbax Looga Soo Horjeedo Madaxweynihii Hore.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka taagan yahay khilaaf ba’an islamarkaana halkaasi uu maanta gaaray Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Guuleed.

Warkan aya aintaas waxa uu ku darayaa in maanta uu magaalada Soo gaaray Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Guuleed kadibna halkaas ay ka dhaceen dibedbaxyo looga soo horjeedo Madaxweynihii hore.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO