DAAWO:- Kulan looga hadlayay Qorshaha Caafimaadka iyo Nafaqada oo Jowhar ka dhacay

0

Kulan looga hadlayay Qorshaha Caafimaadka iyo Nafaqada ayaa ka dhacay Magaalada  Jowhar ee Xarunta KMG ee Maamulka HirShabeelle.

kulanka waxaa ka hadlay Axmad Aadan Maxamad oo ah kusimaha Agaasinka iyo Qorsheynta Wasaarada Caafimaadka Dowlada Soomaliya waxaana uu sheegay in kulankan hore loogaa soo qabtay maamul goboleedyada dalka.

“Kulankan waxa uu yahay kulan wadatashi ee ah qorshaha caafimaadka iyo nafaqada ee shanta sano ee soo socota 2017-2021, wasaarada caafimaadka qorshaheedii hore ee shanta sano waxa ay ku ekeyd bishiiDecember 2016.”ayuu yiri Axmed Aadan.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-