TOP DHAGEYSO:- Wasiirka Puntland ee is Casilay oo Banaanka soo dhigay Sirta ka dambeysa Iscasilaadiisa

0

Waxaa Maanta Magaalada Garoowe kaga dhawaaqay in uu   is casilay Wasiir ku Xigeenka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana).

Wasiirka ayaa sheegay in Beeshiisa ay  cadaadis ku saartay in uu iska casilo xilka.

Wasiiro ka tirsan maamulka Puntland ayaa bilihii lasoo dhaafay iscasilaayay.

Waxaana Wasiiradaasi ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soo Cadde.

HALKAAN KA DHAGEYSO