TOP DHAGEYSO:- Warqado Digniin ah oo Calanka Puntland ka muuqdo oo lagu daadiyay Cadaado

0

 

Xaalada magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa lagasoo sheegayaa kacsanaan kadib markii maanta halkaasi lagu daadiyay warqado digniin ah oo ay ka dhexmuuqdaan calanka iyo astaanka Puntand.

Guddoomiye Kuxigeenka Magaalada Cadaado Nuur Yarow Xeyle ayaa warbaahinta u sheegay in warqadahaan lagu dhajiyay darbiyada iyo meherada magaalada Cadaado,waxayna kusoo beegmatay waxyar kadib markii barlamaanka Gamudug uu xilkii ka qaaday madaxweynaha Galmudug.

Gudoomiye Xeyle ayaa sheegay hay’addaha amniga Galmudug inay raadinayaan cida ka dambeysa warqadahaan, isagoo sheegay inay magaalada ku abuureen qal qal amni.

HALKAAN KA DHAGEYSO