TOP DHAGEYSO:- Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Fariin Kulul diray

0

Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa Fariin kulul u diray Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya wadamada shisheeye.

Odoyaasha ayaa ka cabanaya dadka faraha badan ee ku xiran wadamada shisheeye kuwaasi oo ay danjirayaashu ka gaabiyeen in ay wax ka qabtaan Xarigooda.

HALKAAN KA DHAGEYSO