TOOS U DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo Gacanta ku dhigay Gaari-gacan Waxyaabaha qarxa lagu waday+XOGO Badan oo la helay

0

Ciidamada Galmudug ayaa waxa ay gacanta kudhigeen gaari-gacan uu waday nin xoogsata ah oo ay ku rar-naayeen waxyaabaha qarxa, kaas oo hadda lagu hayo xarun ciidan.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sidaas oo kale la qabtay dad lagu tuhmayo in ay waxyaabahan qarxa la lahaayeen, kuwaas oo kusugnaa Suuqa Cirtoogtaha ee magaalada Gaalkacyo.

HALKAAN KA DHAGEYSO