DHAGEYSO XASAASI:- Beesha Biimaal oo Habaartay Madaxweyne Shariif Xasan Sh Aadan

0

Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabellaha Hoose iyo Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay Sheegeen in Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden lagala kulmay Khasaarey iyo tacab beel isla markaana waxay ugu baaqeen inuu Xilka baneeyo.

Mid ka mid ah Odayaashii kullan ka hadley ayaa kalmad Habaar ah ku tuurey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ahna Mushrax u taagan Qabashada Madaxweyninimada Soomaaaliya.

HALKAAN KA DHAGEYSO