DAAWO SHIRKA JARAA'ID:- Musharax Faroole oo ka dhoofay Garoowe,Arimo xasaasi ah uu ka hadlay iyo Muqdisho oo Maalmaha soo socda uu gaari doono

0

Murashaxa Madaxweynaha Somalia ahna Xildhibaan katirsan Aqalka Sare ee Barlamanka, ayaa maanta u dhoofay magaalada Nayrobi ee xarunta dalka Kenya, halkaasoo uu kusii sugnaan doono inta lagasoo dhammaystirayo xubnaha wali ka dhiman Aqalkaasi.

Dr.Cabdiraxmaan Farole, oo hadal kooban warbaahinta ku siiyay garoonka diyaaradaha Garowe, ayaa sheegay in socdaalkiisan uu la xiriiro arrimaha murashaxnimadiisa islamarkaana uu dhawaan tagi doono magalaada Muqdishu.

Halkan Hoose ka Daawo Khudbad uu Warbaahinta ujeediyey Dr.Faroole.

HALKAAN KA DHAGEYSO