TOP DHAGEYSO:- Madaxweynaha Galmudug oo Si Kulul kaga hadlay Mooshinkii laga keenay

0

Xilli Maanta Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka galmudug ay shegeen in ay mooshin ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Dowlada Galmudug Cabdikariin Xusen Guuled ayaa haddane Cawa Waxaa aritaasi ka hadlay Madaxweynaha Galmudug.

Cabdikariin Xuseen guuleed oo ah madaxweynaha Dowlada Galmudug oo caawa la hadlay Warbahinta isagoo ku sugan Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in wax laga xumada ay tahay mooshinka xilligaani ay soo keenen  Xildhibaano ka tirsan Galmudug madama deegaanada Galmudug xilligaani ay ka jiraan xaalado kale duwan oo ugu horeyso Abaaro xoogan oo saameyn ku yeelatay Dadka iyo Duunyada.

Guuleed ayaa Shegay in Baarlamaanka ay xaq u leeyihiin in mooshin ay ka keenin karaan Madaxda ugu sareysa Galmudug balse waxaa uu tilmamay in maanta aysan ku habooneyn wuxuuna ka dalbaday xildhibanada in ay ka labtaan mooshinkaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO