TOP DHAGEYSO:- Duqa Garoowe oo war xasaasi ah ku dhawaaqay iyo 80% Mashruucii JPLG qaybtiisa Garoowe oo loo wareejiyey

0

Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir, oo maanta soo bandhigayey mashaariicda horumarineed ee ay sanadkaan 2017 ka fulinayaan Garoowe iyo tuulooyinka hoose yimaada ayaa shaaciyey in sanadkaan uu noqon doono sanadkii tuulooyinka.

Goodir ayaa sheegay in 80% mashruuca JPLG qaybtii caasimadda ay sanadkaan gelin doonaan tuuloyinka ugu baahi badan iyadoo loogu qaban doono adeegyada ay kamid yihiin, waxbarashada, caafimaadka IWM.

HALKAAN KA DHAGEYSO