TOOS U DHAGEYSO:- Xiisad Culus oo ka taagan Gaalkacyo iyo Galmudug oo Gacanta ku dhigtay Ciidamo Puntland ah

0

Waxaa dib usoo laabtay xiisadda u dhexaysa Puntland iyo Galmudug kadib markii maamulka Galmudug uu sheegay in ay gacanta kudhigeen ciidamo katirsan Puntland oo lagu maxkamadaynayo deegaamada maamulkaasi ka arrimiyo.

Hogaamiyayaasha ciidanka Galmudug ayaa sheegay in ragga ay hayaan ay Galbinayeen doonyo laga leeyahay dalka Yemen, waxaana midaasi ay dib usoo celinaysaa cadaawad xilli boqolaal reer Guuraa reer Galmudug ah ay gaareen deegaamada Puntland.

Ragga Galmudug qabatay ayaa ahaa shaqsiyaad si gaar ah doonyahaasi u ilaalinayey haseyeeshee ayagu waxa ay ku sheegeen inay ahaayeen ciidamo Puntland.

HALKAAN KA DHAGEYSO