TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamij Gar ah oo sir badan lagu soo bandhigay, Muranka Siyaasiyiinta Galmudug ,Gudoomiyaha Baarlamaanka ,Siyaasiyin iyo Xildhibaano oo Dooda ka qayb galaya

0

Barnaamijkan waxaanu ku soo qaadan doonaa guud ahaanba Xiisadaha Siyaasadeed ee ku sii Xoogeysanaya Madaxda maamulka Galmudug.  Waxaana  soo saaray Wariye Cabdirisaaq Cali Aadan (Jeesteeye)

Barnaamijhka Waxaa  Idinla Socodsiinaya  Wariye  Maxamed Daahir (Dagane)

Barnaamijlkan ayaa noqon doona Mid Xiiso badan oo lagu Faaqidi Doona Sababta Keentay is Qabqabsiga Madaxda Galmudug iyo halka ay Dhibaatadu ka taaagan tahay.

HALKAAN KA DHAGEYSO