DEG DEG+DHAGEYSO:- Madaxweyne ku xigeenka Ahlusunna oo xilkii laga qaaday

0

Madaxweynaha Maamulka Ahlusunna Sheekh Axmed Shaakir  ayaa xilkii ka qaaday Madaxweyne ku xigeenkii maamulkaasi Saadaq Sheekh Yuusuf.

Madaxa Warfaafinta Maamulka Ahlusunna Muxyadiin Cali Jimcaale oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa sheegay in wareegto kasoo baxday madaxweynaha maamulka Ahlusunna xilkii looga qaaday Madaxweyne ku xigeenkii maamulkaasi.

Saadaq Sheekh Yuusuf ayaa ka mid ah Madaxda ugu firfircoon Maamulka Ahlusunna oo ka taliya  qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud.

HALKAAN KA DHAGEYSO