DHAGEYSO:- Khudbada Musharax Jawaari uu Maanta ka hor jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka

0

Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka horjeediyay Khudbadiisa Musharaxnimo eek u aadan waxyaabaha uu qaban doono hadii uu ku guuleysto Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Xildhibaan Jawaari ayaa sheegay in uu wax badan ka badali doono Baarlamaanka Soomaaliya, siina dhameystiri doono howlaaha qabyada ka ah Maamulka Baarlamaanka.

Waxa uu sidoo kale soo bandhigay waxyaabaha uu ku guuleystay mudadii uu Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka haayay.

Hoos ka Dhageyso Khudbadiisa oo dhameystiran:-