DHAGEYSO:- Khudbada Musharax Faarax Sheekh C/qaadir oo uu kaga hadlayo Arrimo Xasaasi ah, Fariina u diray Xildhibaanada

0

Musharaxa Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir kana mid ah Siyaasiyiinta Saaxiibka la ah Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Maanta Baarlamaanka ka hor jeediyay Khudbadiisa Musharaxnimo.

Waxa uu soo bandhigay waxyaabaha uu qaban doono iyo waxyaabaha ku kalifay inuu Xilkaan isku soo sharaxo, Waxa uuna balan qaaday Waxyaabo badan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-