DAAWO:- Sheekh Daa’uud Xirsi Siyaad Iyo Wasiirka Waxbarashada Galmudug Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye iyo Waxgaradka magaalada Cabaudwaaq Oo Jaaliyada Dibedda Ka Codsaday Inay Ka Qayb Qaataan Dhisida Xarunta Agoonta Maama Orphan Ee Magaalada Caabudwaaq.
HOOS KA DAAWO
Haddaba ma doonaysaa inaad dhaqaale ugu yaboohdo Dugsiga Hoose Dhexe Maama ee magaalada Caabudwaaq?
Fadlan Qofkii doonaya inuu si toos ah ugu diro lacag Agoonta ha ugu hagaajiyo Magaca iyo koonto nambarka hoos ku qoran.
Xawaalaada Hodan Global
Magaca: Mama Orphan School
Account (Koonto) Number: FQS094
Abudwak- Somalia
Sidoo kale dhamaan dadka ku nool UK ee doonaya inay lacag yar oo joogta ah bixiyaan fadlan haku shubaan koontadan.
Name: IQRA Somali Health & Education Development
Barclays Bank
Soort Code: 20 41 41
Account: 10748471
CHARITY NO:1099057
Waxii Faah Faahin ah oo intaas dheer la xiriir Maamulka Guud Ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee Maama.
Cabdi Deeq Shire Faarax
Tel: 00447960308411
Email:iqrasom@Gmail.com
Mamaorphan@Hotmail.com