Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in maanta kulan ay qabteen ay uga warbixiyeen halka ay marayaan Nabaddaynta beelaha dirirta u dhaxeysay iyo sidoo kale abaaraha ba’an ee ka jira deegaanada Waqooyiga Galguduud.