DHAGEYSO:- Wargelin Kooban Allgalgaduud Media Oo Diiradda Saaraysa Wararka Ku Saabsan Doorashada Soomaaliya.

0

Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa todobaadyadan soo socda waxa ay diirada saari doontaa Doorashada ka dhacaysa dalka, waxaana akhristeyaasheena usoo gudbin doonaa Hadduu Eebe Idmo doodo iyo warar xiiso badan oo ku saabsan doorashada ka dhacaysa dalka.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO