WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO:- Shaqaaqo Caawa Ka Dhacday Magaalada Caabudwaaq.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in magaaladaasi caawa shaqaaqo ka dhacday.

Warkan ayaa waxaa uu intaasi ku darayaa in caawa gudaha magaalada laga maqlayay rasaas ka dhacaysa guri ku yaal magaaladaasi, waloow aan la aqoon sababta.

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso Warkan Oo Faah faahsan.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Wararka Dambe Ee Allgalgaduud Media

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya