DHAGEYSO:- Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2017 Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Gaar Ahaan Akhristeyaasheena Sharafta Leh.

0

Dhamaan shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaan Akhristeyaasheen sharafta leh meel kastoo aad joogtaan, Maamulka iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Allgalgaduud Media waxay idin leeyihiin Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2017.

Waxaan Allaah Subaxaanahu watacaal Ka Baryaynaa inuu sanadkan 2017 uu Shacabka Soomaaliyeed uga dhigo mid ay Nabad, Horumar iyo Midno waarta Gaaraan meel walba oo ay dunida ka joogaan . Aamiin Amiin Amiin….

 

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso Heesteena Caawa.

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya