DHAGEYSO:- Musharax C/qaadir Cosoble oo Kulan gaar ah la qaatay Xildhibaanada Labada Aqal ee Jowhar lagu soo doortay

0

Murashax madaxweye xildhibaan Cabdi qaadir Cosoble Cali oo kulan qada ah maanta la qaatay xuabnaha labada aqal ee lagu soo doortay Hirshabelle ayaa waxa uu weydiistay in codkooda siiyaan xialiga doorashada

xubnaha munaasabada qadada ah ka dhaxmuuqday ayaa waxaa kamid ahaa xildhibaan Daahir Amiin Jesow, Xialdhibanad Khadiija Maxamed Diiriye, Xialdhibaan Faarax Sheekh cabdiqadir, Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow (Duacaale), gudoomiyihii hore ee gobolka Banadir Cade xasan Cali (Cadde Gaabow)  iyo mudanayaal kale.

Hoos ka Dhageyso Codka:-