DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka soo horjeestay go’aanka ka soo baxay Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Xubnaha Aqalka Sare ee Madasha wada-tashiga  Qaran ku kor dhiyeen tirada Xubana Aqalka sare.

Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aysan Aqbali doonin in Dadka ku nool Muqdisho aysan Matalaad ku yeelan Aqalka Sare.

Hoos ka Dhageyso Codka:-