TOP NEWS+SAWIRRO:- Wadooyinka Qaar ee Gaalkacyo oo xiran iyo Bulshada oo walaac ka muujisay

0

Inkastoo Xaalada Gaalkacyo ay dagan tahay isalmrkana dib ay u soo laabteen adeegyadii bulshada hadda wali waxaa gaalkacyo laga dareemayaa  Xaalad kacsanan ah madama suuqa weyn ee Gaalkacyo gaar ahaa halka loo yaqaano ka Cagaaran  la Dhigay  juwano ciida ah oo lagu xiray isku socodka gadiidka ganacsiga ee Konfurta iyo waqooyiga Magalada Gaalkacyo .

Ganacstada Gaalkacyo qaarkood ayaa sheegay in dhib weyn ay ku qabaan xernaasha wadooyinka Gaalkacyo waxeyna sheegeen in dhinacood ay ka qeyb qaataan kala gudbinta badeecoyinka u kala gudba waqooyiga iyo konfurta Gaalkacyo madama gadiida uu isku gudbi karin .

Gudiyada iskun dhafka ee galmudug iyo puntland lona xilsaaray nabadda Gaalkacyo ayaa kulmadooda waxaa uu ku aruuray is araga iyo wada shekeysi waxaana shacabka wali ay isweydiinayaan wax loo gaari la yahay heshiis buux.

Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420