Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa marka ay ahayd taariikhda 10-12-2016 ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Cali-Deele Sheekh Cabdullaahi Feeraye
Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Cali-Deele Sheekh Cabdullaahi Feeraye, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Sheekh Cabdullaahi Feerayare, gaar ahaan Reer Cali Deele Sheekh Cabdullaahi Feerayare iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Xasan Cali-Deele Sheekh Cabdullaahi Feeraye, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Cali-Deele Sheekh Cabdullaahi Feeraye, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Xasan Cali-Deele Sheekh Cabdullaahi Feeraye janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin
Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.
Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.