TOP DHAGEYSO:- Shacabka Gaalkacyo oo Afka furtay iyo Colaada oo isku bedeli rabta…..

0

Dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa si wayn usoo dhaweeyay dadaalada nabadeed iyo wada hadalada ay wadaan gudiyada wada xaajoodka colaada Gaalkacyo ee baryihii dambe ka socday halkaas.

Qaar ka mid ah shacabka gaalkacyo ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo sidii nabad ay ugu wada noolaan lahaayeen reer Gaalkacyo.

HALKAAN KA DHAGEYSO