DHAGEYSO WARBIXIN:- Cabashada Musuq maasuqa Doorashada Aqalka Hoose oo sii kordheysa iyo Maamulada Sida ay u kala daran yihiin

0

Meello ka mid ah Soomaaliya waxaa gabo-gabo maraya doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ka mid noqonaya, waxaa jira in meelaha qaarkood ay doodo iyo murano ka dhasheen xulista iyo doorashada xildhibaannada.

HALKAAN KA DHAGEYSO