DHAGEYSO:- Culimada iyo Shacabka Boosaaso oo ku baaqay in laga qeyb qaato joojinta Dagaalka Gaalkacyo

0

Culimada’udiinka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ee ku nool Magaalada Boosaaso ayaa waxaa laga soo saaray baaq ku aadan sidii loo joojin lahaa Colaada Magaalada Gaalkacyo.

Culimada’udiinka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sheegay in shacabka Gaalkacyo iminka aysan u baahneyn in mar kale lagu kor dagaalamo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-