Wiil Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Maxamed Cumar Maxamed ayaa lagu dilay Magalada Toronto ee Dalkaasi Canada.
Wiilka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu dhex dilay isagoo saaran gaari usoo kireystay oo uu ku dhex maraayay Gudaha Magaalada.
Saraakiisha Ciidanka Booliiska ayaa sheegay in ay baarayaan dilka Wiilkan Soomaaliyeed looo geystay.
Hoos ka Dhageyso Codka:-