Waxaa maanta dib udhac ku yimid kalfadhigii 38aad ee barlamaanka , kaasi oo looga hadli lahaa Dagaalada ka Soconaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug
Shirka oo lagu wadey inuu daahfuro madaxweynaha Cabdiweli Maxamed Cali aya Sida la Sheegay u Ganbiyay Barlmaanka Madama Beelaha ka Soo jeeda Gaalkacyo ay Abaabuleen Mooshino ka DHanka Gaas Madama Dagaalka Gaalkacyo Sida ay Shegeen uu hurinayo , Belaha aya ka Horjeeda in Ciidamada Garoowe laga keenay ay Sii Joogaan Gaalkacyo
Baarlamaanka Puntland oo inta badan shacbiga Puntland ku dhaliilaan in ay hawshooda shaqo gudan waayeen ayaa hadda dardar cusub la soo baxay.
Xildhibaan Saciid Cabdi Samatar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland lana hadlay Warbaahinta ayaa eedeyn u jeediyay.
Hoos ka Dhageyso Codka:-