DHAGEYSO:- Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka hadlay Sababta ka dambeysay in Muqdisho lagu qabto Shirka Madaxda IGAD

0

Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah Guddiga Maaliyada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guul ay u tahay Shacabka Soomaaliyeed in Muqdisho lagu qabto Shir Madaxeedka IGAD.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay Muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ogaadaan guusha usoo hooyatay isla markaana ay isugu Hambalyeeyaan.

Waxa uu tilmaamay in taariikhda ay xusi doonto Madaxda Dowladda ee suurta geliyay in Shir Heer Caalami ah lagu qabto Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-