VIDEO+SAWIRRO:- Sidee Muqdisho Loogu Soo Dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ?

0

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si farxad ay ku dheehan tahay magaalada Muqdisho ugu soo dhoweeyay Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn.

Diyaaradda Itoobiya leedahay ayaa Ra’iisul wasaaraha keentay magaalada Muqdisho, waxaana markii uu yimid loo galbiyey halka lagu qabanayo shirka IGAD.

Roog cas baa loo dhigay Ra’iisul wasaaraha, waxaana la socday saraakiil ciidan iyo sidoo kale wariyeyaal Itoobiya u dhashay.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

1  2 3