DHAGEYSO:- Sheekh Nuur Baaruud Gurxan "Dowladda Go'aanka Khaadka Ay Ku Joojisay Yeysan Ka Laaban".

0

Iyadoo dowlada Somalia dhawaan ay soo saartay go’aan ay ku joojisay qaadka ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in dowlada ay go’aankaasi la laaban rabto qaadkana dib loo bilaabi doono hasa ahaatee culimaa’udiin dalka caan ka ah ayaa bilaabay olole xoogan oo dowlada lagu farayo in go’aankaasi aysan ka laaban.
Afhayeenka Hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa waxa uuu sheegay inay dareemayaan dhibaatadiisa in khaatka laga reystay oo Dawlada ugu baaqayaan in dhamaan la mamnuuco oo KMG loo joojiyo la cunuqabateeyo.

Sheekh Gurxan ayaa ku tilmaamay mid Diin Ahaan iyo Dhaqaale ahaan dagaal kula jiray Khaatka oo mamnuucistiisa ay soo dhaweeyeen balse Codsigaasi ay D.F.S udireen ay ka aqbasho in gebi ahaanba la mamnuuco.

 

HOOS KA DHAGEYSO