DAAWO:- C/raxmaan Faroole “ Xasan Sheekh Afar Sano oo uu xilka haayay waxbo ma qaban, Waana qabyaaladiiste, Tolkiisa ayuu u xagliyay”..

0

Musharaxa Madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa ka hadlay waqtiga ka dhamaaday Madaxweynaha Soomaaliya.

Faroole aya si cad u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu waqtiga ka dhamaaday isla markaana loo baahan yahay in uu ka dago xilka.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in Madaxweynaha Soomaaliya uu ka guuro Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay Arrimo Xasaasi ah oo la Xiriira doorashada Dalka, sidoo kale waxa uu ka hadlay sida u u arko guddiyada doorashada Soomaaliya.

 

 

Hoos Ka Daawo