DHAGEYSO:- Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo Howlgal Culus ka wada Degmada Ceel-barde

0

Ciidanada Dowladda Soomaaliya,kuwa Koofur Galbeed iyo Ciidamada Itoobiya  ayaa Howlgallo ka sameeyay Degmada Ceel-barde ee Gobolka Baay.

Guddoomiyaha Degmada Ceelbarde Cabdirisaaq Cumar ayaa sheegay in Howlgalka uu yahay mid ka dhan ah Al-shabaab islamarkaana looga saarayo degaanada ay kaga sugan yihiin Ceelbarde.

“Ciidamada Dowladda iyo kuwa Koofur Galbeed oo Garab ka helaya kuwa Itoobiya ayaa bilaabay Howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo looga saarayo Degaanada Ceelbarde ee Gobolka Baay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-