TOP DHAGEYSO:- Madaxweynihi Hore Ee Puntland Faroole “Xasan Sheekh Caawa Ayuu Waqtigii Xilka Uu Hayay Ka Dhamaaday, Waana Inuu Gudoomiyaha Baarlamaanka Xilka Ku Wareejiyaa”:

0

Madaxweynihii hore ee mamaulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole oo caawa shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dhamaada xiligii loo idmaday inuu xilka Madaxweynenimo hayo.

Faroole ayaa waxa kale oo uu sheegaya laga bilaabo malainta beri ah in Madaxweyne Xasan Sheekh laga doonayo inuu xilka ku wareejiyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso