DHAGEYSO+DAAWO+SAWIRRO: Xildhibaan Nuur Faarax oo ka tirsan Baarlamaanka Faderaalka oo Maanta ka warbixiyay kulamo looga hadlayay Nabadgalyada Caabudwaaq.

0

Xildhibbaan Nuur Faarax Jaamac oo kamid ah Baarlamaanka Dawlada Faderaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay Xalinta dhacdadooyin kii is xigay ee lagu dilay Nabadoono dhawr ah waxaa uu la qaatay oday dhaqameed iyo ugaas Axmed Bare Cali (Taakooy).

Arinta dhacdadaa ee lagu dilay 7.dii bishan 2. labadoon waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad kala duwan kadib markii kooxha dilka gaystayay ay sidoo kale rasaas ku fureen dad ku sugnaa suuq laga adeegto iyo goobo ganacsi.

Falkaasi uu u muuqday mid si wayn looga wada xumaaday waxaana bulshadu ay isku mid ah ugu istaageen xalinta hawshaasi sida uu sheegay Xildhibaan Nuur.

Ugaas Axmed Bare Cali ayaa dhinacyadii ay arintaani ka dhex dhacday waxaa uu maaanta dhankiisa u jeediyay Baaq waxaana uu ku taliyay in waxii dhacay fadhi iyo wada hadal lagu dhameeyo.

 

 

Hoos Ka Dhageyso

dsc06363 dsc06364 dsc06365 dsc06366 dsc06401 dsc06402 dsc06407 dsc06367 dsc06368 dsc06369 dsc06370 dsc06371 dsc06372 dsc06373 dsc06374 dsc06375 dsc06379 dsc06382 dsc06383 dsc06387 dsc06393 dsc06395 dsc06399 dsc06415 dsc06416

Waxii Kasoo Kordha Wararka Caabudwaaq Kala Soco Allgalgaduud Media

Wariye C/kariin Axmed Bulxan
Caabudwaaq, Soomaaliya