DAAWO: Kulan Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Ugaaska Beesha Sade Bari, Siyaasiyiin, Nabaddoono Ayaa Looga Hadlay Nabadgalyada Magaalada Caabudwaaq.

0

Kulan balaaran oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha bulshada Magaalada Cabauddwaaq ayaa waxaa looga hadlayay Nabadgalyada magaaladaas.

Kulankan ayaa waxaa ka qaybgalay Ugaaska Beesha Sade, Axmed Bare Cali Taakooy, Xildhibbaan Nuur Faarax Jaamac, Nabaddoono iyo Waxgaradka kale ee magalaada Caabudwaaq ayaa waxaa si aad ah loogu lafa guray Xalinta dhacdadooyin kii is xigay ee lagu dilay Nabadoono dhawr ah.

Arinta dhacdadaa ee lagu dilay 7.dii bishan 2. labadoon waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad kala duwan kadib markii kooxha dilka gaystayay ay sidoo kale rasaas ku fureen dad ku sugnaa suuq laga adeegto iyo goobo ganacsi.

Falkaasi uu u muuqday mid si wayn looga wada xumaaday waxaana bulshadu ay isku mid ah ugu istaageen xalinta hawshaasi sida uu sheegay Xildhibaan Nuur.

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo

Waxii Kasoo Kordha Wararka Magaalada Cabaudwaaq Kala Soco Allgalgaduud Media

Wariye C/kariin Axmed Bulxan
Caabudwaaq, Soomaaliya