Kulan ka dhacay magaalada Mqqdisho oo uusoo qaban qaabiyay Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaarjecel) oo ay isugu yimaadeen Siyaasiyiin iyo Waxgarad kale ayaa waxaa dhambaal tacsiyeed loogu diray ehelada iyo qaraabadii ay ka baxeen labada Nabadoon Aden Jaamac Axmed Iyo Nabadoon Maxamed Bare Diini ee ay dableeyda hubeysan ku dileen magaalada Caabudwaaq.