DAAWO MUUQAAL:- Go'aanka Madaxda Puntland oo nafaqo daro u horseedaya Shacabka Deegaanadaas ku nool

0

Gud ahaan Xanibaatada Ganacsiga Xorta ah ay sartay Puntland aya waxaa si wayn looga Dareemay Puntland Madma Deganada puntland qudaarta ay uga imaan jirtay koonfurta Somaliya.

Magalada Boosaaso aya gabi ahaanba laga waayay Qudaarta nuucyadii ugu muhiim sanaa waxana suuqa qudaarta ku hadhay ay nqootay mid ay awoodi waayeen in shacabka ay cunaan taa oo ah mid bolol ah waxana ganacstada iyo shacabka boosaaso ay maamulka puntland ka dalbanayan in cuna qabateyn laga qaado shacabka.

Qaar ka mida ganacstada qudaarta iyo sidoo kale shacab aya waxa ay maamulka puntland ka dalbadeen in laga qaado shacabka cunaqabataynta la saaray waxana ay shegeen in ay taageersan yihiin wax kasta oo amniga lagu sugayo balse shacabka ay haboon tahay in hoos loo eego dantooda.

HALKAAN KA DAAWO