TOP DHAGEYSO: Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Oo Ka Warbixiyay Qaabka Loo Soo Xulayo Xubnaha Doorashada Soomaaliya Ee Matalaya Caabudwaaq.

0

Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi oo u waramayay idaacada Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyay qaabka loo soo xulayo xubnaha doorashada ku matalaya degmada Caabudwaaq.

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso