DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Maxaa ka Cusub Magaalada Jowhar, Ma run baa in Maanta Shir uu ka furmayo Magaaladaasi?..

0

Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/Dhexe in uu ka furmo Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Waxaa sidoo kale lagu wadaa in Maanta Magaalada Jowhar ay gaaraan dhamaan Ergooyinkii loogu tala galay iney ka qeyb noqdaan Shirka.

Sidoo kale Waxaa Maanta lagu wadaa in Wafdi ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya ay gaaraan Magaalada Jowhar.

Hoos ka Dhageyso Wareysi ku Saabsan Arrimaha Shirka:-