CAJIIB DAAWO: Bulshada Reer Gaalkacyo Oo Halkii Ugu Dambeeyay Isku Khilaafay Qiblada Loo Tukanayo Salaada.

0

Waa arin kale oo la yaab leh iyadoo Khilaafka Soomaalida ee Dhinaca Siyaasada iyo qabiilada oo horay u gaaray in halkii ugu xumeed ee aadane gaaro Xalna loo waayay, Hadaba Weligaa ma is tiri, Khilaafka Soomaalidu waxa uu gaari doonaa in leysku khilaafo QIBLADA loo Tukado salaada?

Shir ay isugu yimaadeen Culimada Galmudug ee maagaalada Gaalkacyo oo ka hadlay khilaafka Qibllada Salaada Gaalkacyo, waxayna sheegeen in la isku Khilaafsan yahay.

Isku soo wada duuboo Magaalada Gaalkayo ee Xarunta Gobolka Mudug oo Horay siyaasad ku kala qayb sanayd, ayaa Hadana Qibaladii Salaada loo Tukunayay ayay isku Khilaafeen Reer Gaalkacyo.

 

 

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-