DHAGEYSO:- Raashiinkii dhacay ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho oo la sheegay inuu ahaa Shirqool Siyaasadeed

0

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Gedo oo iyana Shabelle la hadashay ayaa ku tilmaamtay raashiinka dhacay ee WFP sida ay sheegtay  ugu tala gashay qaar ka mid ah Gobollada dalka uu ahaa Shirqool ayna ka rabaan in Magdhow ay ka bixiso.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in ay la xisaabtamayaan Hay’ada WFP isla markaana aysan ka hari doonin.

Dalka oo ay soo galaan Maciishado kala duwan oo ku yimaad qaabab Ganacsi iyo Samafal ayaanu jirin Kontaroolo lagu baarayo tayada adeegyadaasi gaar ahaan ay sameeyaan Wasaaradaha u xil saaran sida Caafimaadka , Ganacsiga iyo kuwa la halmaala.

Hoos ka Dhageyso Codka:-