DHAGEYSO WAREYSI:- Xildhibaanada Baarlamaanka oo Maanta ka Shiraya Maxkamada Dastuuriga ee Dalka

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ku kulmaya Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa Maanta ka hadlaya Maxkamada Dastuuriga ee Dalka, waxaana lagu wadaa iney si adag kaga hadlaan Arrintaani.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale waxa ay Maanta ansixin doonaan sharciyo muhiim u ah Dalka sida ansixinta qodob ka mid ah Dastuurka.

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in kulankaan uu yahay mid muhiim ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-