WAR DEG DEG AH: Xildhibaano Kasoo Horjeeday Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Dilay Weerarka Hotel Ambassador. (Sawirro Cusub)

0

Wararka hadda naga soo garaaya magaalada Muqdisho gaar ahaan hotelka Ambassador ee gabal dhicii galabta ay weerareen kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab ayaa waxa ay sheegayaan in shaqsiyaad caanka ah siyaasdaa soomaaliya gaar ahaan dhinaca mucaaradka in halkaasi kudhinteyn.

Warkan ayaa intaaasi waxa uu ku darayaa in halkaasi ay ku geeriyoodeen laba xildhibaan oo siweyna uga soo horjeeday siyaasada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud halka xildhibaan kale mar waliba sheegi jiray in dalka itoobiya iyo Reer galbeed la wareegeen.

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo Sawirrada

amb amb1 amb2 amb3 amb4 amb5

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media