DHAGEYSO WARBIXIN:- Sidee Shacabka u arkaan Go’aanka Madaxweynaha ?

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed ayaa shalay soo saaray xeer madaxweyne oo ku aaddan meel marinta hannaanka doorashada Soomaaliya ee 2016 iyo heshiiskii madasha wadatashiga.

Go’aanka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhaliyay doodo siyaasadeed oo u dhexeeya dhinacyada taageersan iyo kuwa saluugsan.

Haddaba waa sidee aragtida dadweynaha Muqdisho qaarkood ee go’aanka uu qaatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud?

HALKAAN KA DHAGEYSO