WAR DEG DEG:- Gudoomiyaha degmada Baled Xaawo oo qarax lala eegtay

0

Gudoomiyaha degmada baled xaawo yuusuf maxamed cabdiqaadir ayaa qarax lagula eegtay degmada baled xaawo ee gobolka gedo.

Qaraxa oo uu ka badbaaday gudoomiyaha ayaa waxaa ay ku wax yeeloobay sedex ruux oo ka mida istaafka gudoomiya halka laba kamidana uu aad u fudud yahay dhaawacooda.

Guddoomyaha Degmada Baled-xaawo Ee Gobolka Gedo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inuu ka badbaaday Qaraxa islamarkaana ku Eedeeyay Qaraxaasi Shabaab.