LIVE U DHAGEYSO HIIRAAN,SHABEELAHA DHEXE,GALGADUUD IYO BAKOOL oo si weyn looga xusayo Maalinta Ciidanka xooga dalka

0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinaya sida gobollada dalka looga xusayo sanad guurada 56aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka oo ku began 12-ka April ee sanadkii 1960-kii.

Wariyayaasha warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ee kala jooga Hiiraan,Shabeelada dhex,Galgaduud iyo Bakool ayaa si toos u soo tabinaya sida ay u socoto xuska ciidanka xoogga dalka.

Hadaba linkiyada hoose ka dhageyso sida ay u soo tebinayaan wariyayaasha ku kala sugan gobollada dalka.