DAAWO:- Sawirro Hordhac ah ay helay Allgalgaduud Media oo ku saabsan Shirkii ay soo gaba gabeeyeen Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada

0

Waxaa Goor dhaw Madaxtooyada Soomaaliya lagu soo gaba gabeeyay Shirkii u dhexeeyay Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada,iyadoo  laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban Dhowr qodob.

Shirka ayaa waxaa la isku raacay qaabka ay u dhacayso Doorashada Bisha September lagu qabanayo Soomaaliya iyo sidii loo soo xuli lahaa Doorashada Labada Aqal ee kala ah Aqalka sare iyo kan Hoose.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADDA MADASHA

12961747_10209088767513340_8685000494643663518_n - Copy 12961747_10209088767513340_8685000494643663518_n 12963495_10209088766513315_6682477233137068969_n (1) - Copy 12963495_10209088766513315_6682477233137068969_n (1) 12963495_10209088766513315_6682477233137068969_n 12974537_10209088768153356_547694949198096819_n - Copy 12974537_10209088768153356_547694949198096819_n 12985625_10209088763913250_6387763505048232358_n 12990947_10209088767073329_752922722017393193_n 13000077_10209088766953326_2342564719589397050_n 13001138_10209088769113380_64521850037908363_n 13001167_10209088768113355_7854509823277356558_n 13006734_10209088767353336_2811817388658890088_n 13006750_10209088768953376_4110414129615051706_n 13010656_10209088766633318_826716461894225405_n 13015351_10209088765513290_6012895139281852328_n